DAAWO:Wasiirka Arimaha Dibada SL Jaaliayada Reer Norway Ay Si Mug Leh ugu Soo Dhaweeyeen Magalada Oslo ee Dalka Norway + SAWIRO. Oslo (GNN)- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis Oo Marti Qaad Rasmiya Ka Helaya wasaarada Arimahaa Dibada Ee Dalka Norway Ayaa Caawa Ay Si Mug Iyo Miisan Leh Ay Usoo Dhaweeyeen Jaaliayada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Norway. ) : 138