OGEYSIIS Jaaliyada Belgium:Fanaaka Nasteex Siciid oo Cawayska Jimcahan (15/5/2015) Xaflada 18ka may Ka Tumidoona Xarunta Midawga Yurub ee Brussels.

Jaaliyada Somaliland dalka Belgium waxay ogeysiinaysaa inay jaaliydu qaban doonto laba kulan oo kala ah:
Xaflada 18k May oo Sanadkan jaaliyadu qabanayso:15/05/2015, taasoo ka dhicidoonta caasimada Belgium ahna xarunta midawga Yurub ee Bruxelles(Brussels),xafladu Waxay bilaabmasaa Saacadu Marka ay tahay:17H ilaa 04H Subaxnimo , Adresska:
Avenue de l’hèliport 56
B-1000 Bruxelles
Xusseen Barkhad Tukaale;049368628
Cabdi Ayaanle,Tel:32(0)466445631
Dahir jaamac Madar; 0493800921
E-Mail:sbo.vzw@gmail.com,
Wixii Macluumaada ee intaa dheer fadlan kala soo xidhiidh Tel nada iyo E-mail nada kor ku qoran