DAAWO Sawirada:Hawshii garoonka Hargaysa rooga-cagaaran lagu dhigayey oo wali socota.
Hargeisa (GNN) waxa wali socota hawshii dooga macmalka ah lagu dhigayey Hargeisa Stadium iyada oo wakhti xaadirkana shaqada ka socota halkaasi ay ku jirto wejiyadii u danbeeyey oo lagu dhigaayo dooga macma lka ah. hawshan ka socota Hargeisa Stadium aya maraysay isla markaana soo martay heerar kala duwan kuawaaas oo marxalado ka mid ah ay soo dhamadaan iyada oo marxaladahaas soo dhamaaday ay ka mid tahay soo , soo iibinta iyo keenida dooga macmalka ah , simida garoonka oo isla markaana loo diyaariyey goglid rooga macmalka ah iyo wejiga ila ugu danbeeye oo ah ka la sugaayo isla markaana ah kan ugu muhiimsan uguna hawsha badan oo ah dhigida iyo goglida dooga macmalka ah taas oo la rajeynaayo in maalmaha iyo todobaadada soo socda la sameeyo