DAAWO:Aaskii Xildhibaan Yusuf Dirir ,Suldaan ree Somaliland ah oo ka dul dhaartay+ Somaliweyn ma jirto,Daawo Calaacalka iyo Hiifka.

Allah ha u naxariistee xildhibaan Yusuf Dirir oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaanka Xamar oo dhalasho ahaan kasoo jeeday SL isla markaana ay dilleen ciidamada dawlada Somalia ayaa maanta lagu aasay xabaalaha Cusbitaalka Madina.

 

Mid kamida raga ku shaqaysta magaca Salaadiinta SL ee Xamar u shaqa tagay ayaa xabaasha dusheeda ka tawaawacay isagoo sheegay in hadii lasoo qaban waayo ragii dilka gaystay oo uu sheegay inuu garanayo,ay aarsan doonaan oo qaar kale oo maanta nooli ay dhiman doonaan.

logadagnn