DAAWO: Cali Guray oo ka Hadlay shirka Xisbiyada, sharaxayna halka la isku mari laayay sidoo kalana digniin u diray xisbiyada kale.

Shirkii u dhexeeyay xisbiyada mucaaradka iyo xisbiga Kulmiye iyo xukuumada oo dhinac ah ayaa ilaa hada la isku mari laayay walina wax go,aamo ah aan laga soo saarin hadaba iyadoo maalinta bari ah loo balan san yahay kulankii sadexaad ayaa  Gudoomiya ku xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid Mudane Cali Yusuf  “Cali Guray” uu sharaxay halka sarta ka qudhuntay ee la isku mari laayay.waxaanu dhinaca kale digniin u diray xisbiyada kale isagoo ka digay inuu shirku burburi doono hadii maalinta bari ah xal laga gaadhi waayo.

Halkan ka daawo.

logadagnn