DAAWO: Dareenka Xisbiyada Mucaaridka ee Khudbadii madaxweynaha ,Faysal Cali Warabe iyo Boobe Yusuf ayaa ka hadlaya.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo xoghayaha warfaafinta xisbiga Wadani Boobe Yusuf Ducaale ayaa ka hadlay aragtidooda ku wajahan khudbadii madaxweyne Siilaanyo uu ka jeediyay shalay xafladii 18ka may.

Halkan ka daawo:

logadagnn