DAAWO: Gudoomiye Faysal C. Waraabe oo Dalka Dibada uga baxay,Kana hadlay hadalkii Suleyman Gaal+Nin shir ka duday siiga yaraa.

Gudoomiyaha Xsibga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka ka dhoofay ayaa ka hadlay ,hadalkii saaka kasoo yeedhay Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Suleymaan Maxamuud Aaden ee uu ku diiday Heshiiska ay xalay xisbiyadu isla gaadheen.

Halkan ka daawo.

logadagnn