DAAWO: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Amaanay waxqabad ka Xukuumada,Khudbadii uu Madaarka ka Jeediyay maanta.

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng .Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlay munaasibadii lagu furayay mashaariicda Madaarka Hargaysa ,Isagoo aad u amaanay wax qabadka xukuumada ,sheegayna inuu hore u qaldanaa xiligii uu aad u dhaliili jiray wasiirka duulista Hawada.

logadagnn