DAAWO: Hees Cusub oo uu soo saaray Fanaanka Nuur Daalacay, Ka Durka Qabyaalada. Fanaanka caanka ah Nuur Jaamac Aadan (Nuur Daalacy ) ayaa Caawa soo saaray hees cusub oo uu kaga hadlayo dhibka qabyaalada iyo xumaanteeda. Halkan ka daawo. : 262