DAAWO: Heeska Sanadka loogu daawsho badanaa wadanka Suudaan oo ay ku luuqaynayso Fanaanada ugu da’ yar dalkaasi.

Fanaanada ugu da’da yar wadanka Suudaan Maya Cumar Maxamed oo ayaa dib  u qaaday heesta magaceedu yahay ” Minal Acmaaq” oo uu hore u qaaday fanaanka waynaa ee Al ustaad Salaax Mustafa .

Gabdha yar ee Maya ayaa heestan kaga qayb gashy barnaamijka “Nujuumu Qad ” ama Xidigaha Baritoole oo laga daawado Telefishanka  wadanka Suudaan ahna barnaamij lagu soo saaro fanaaniinta yaryar ee mustaqbalka ,waxanay Mai  soo ban dhigtay luuq aad u cajiib ah ,oo dadka aad usoo jiidatay,waxanay heestani noqotay heesta imka loogu dhagysi badan yahay wadanka Suudaan.

Halkan ka daawo heeska Minal Acmaaq oo muuqaal ah  codka layaabka leh ee Maaya yar  iyo Codka halaasiga ah ee fanaanka Salaaxa Mustafa.


logadagnn