DAAWO: Madaxweynaha JSL oo booqda xeryaha Qaxootiga Somalida ee Berbera +SAWIRO.

Madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka booqday xeryaha lagu xanaaneeyo qaxootiga Soomaaliya ee maagaalada Berbera ,waxanu u kuur galay xaalada qaxootigaasi.