DAAWO: Madaxweyne ku xigeenkii hore oo ka hadlay doorashada+ kordhintu mucaaridka ayay nasteexo u tahay, anaga laba sano oo la noo kordhiyay ayaa la nagu nacay.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yasin ayaa ka hadlay fikirkiisa ku aadan doorashada dib u dhacday waxanu carabka ku adkeeyay in diiwangalintu ka muhiimsan tahay wakhtiga doorashada ee la isku haysto.

dhinaca kale waxa uu sheegay in dib u dhaca doorashadu uu dan u yahay mucaaridka oo marka mudada la kordhiyo xukuumada talada haysa la naco.

Halkan ka daawo hadalka madaxweyne ku xigeenka.

logadagnn