DAAWO: Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayay taariikhda Abwaan Gaariye oo Hargeysa lagu qabtay

Munaasibad  balaadhan oo lagu xusayay Suugaantii Allah ha u naxariistee Abwankii waynaa Maxamed Xaashi Dhamac gaariye ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada hargyesa ,Munaasibadan oo ay soo qaban qaabyeen qaar kamid ah dhalinyarada Jamacadaha Somaliland ee Abwaan Gaariye macalinka u ahaa .

waxana kasoo qayb galay ,Abwaano ,Qorayaal iyo dhalin yaro fara badan.

Halkan ka daawo.

logadagnn