Daawo : Muuse Biixi oo ka jawaabaya kaftankii xalay ee Faysal Cali waraabe.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xalay kaftan ku tuuray labada Gudoomiye ee Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani mar ay iskugu yimaadeen munaasibad lagu soo bandhigay buug laga qoray taariikhdii Abwaan gaariye AHN,hadaba waxanu xalay idiin soo gudbinay hadalkii gudoomiye  Faysal iyo jawaabtii Gudomiye Cirro hadana waxanu idinla wadaagi doonaa jawaabta uu bixiyay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi –

Daawasho wanaagsan

 

 

.logadagnn