DAAWO Sawirada:Ciyaar Aadu Xiisa Badan oo Jaaliyada SL ee Belgium u Qabatay Munaasibada 18ka may.

Jaaliyada SL ee ku Dhaqan Wadanka Belgium ayaa Shalay u Qabatay Ciyaar Aadu Xiisa Badan Dhalinyarada SL ee Kala Dagan Gobalada Dalka Belgium,Tartankan oo Lagu waynaynayey Maalinta Qaranka SL ee 18ka may,Koobka Jaaliyadu Dhigtay oo ay Ku Tartamayeen Afar Kooxood ayaa waxa Kaalinta 1aad galay Kooxda Ghent Halka ay Kaalinta 2aad Gashay Kooxda Antwerp