DAAWO Sawirada:Jaaliyada Somaliland ee Germany oo Sibalaadhan Usoo Dhawaysay Fanaanada Nimco Dareen



(GNN) Jaaliyada Somaliland ee Germany iyo Gudida Qaban Qaabada Xafalda Qaran ee Lagu Dabaal Degayo Xuska 18 May Germany ayaa Waxa ay Galabta Sibalaadhan ugu Soo Dhawaysay Madaarka Caalamiga ah ee Frankfurt Airport- Fanaanada Caanka ka ah Gayiga Somalida ee Nimco Dareen Taas oo Bulshada Somaliland ee Germany Kala Qayb Galaysa Habeenka Jimcaha ay Sabtidu Soogalayso 15 May Xaflad aad U Balaadhan oo Lagu Qabanayo Frankfurt-Gross Gerau, Waxa Sidoo kale Maalinta Jimaha Galinka Hore Soo Degaysa Fanaaniin Kale oo ay Kamid Yihiin Nimco Yaasin Caraale iyo Nimco Degan Kuwaas oo Dhamaantood laciidaya Jaaliyada Somaliland ee Germany Habeenka Jimcaha ee 15 May Frankfurt




Hadaba Hamoogaan Habeenka 15 May iyo Xaflad aad kuu Raaligalin Doonta ay Dhalinyarada Waxgarada iyo Hormuudka Jaaliyada Somaliland ee Germany kuqabanayso Frankfurt-Gross-Gerau