Daawo : John Kerry oo Masaajid lagu soo dhaweeyay wadanka Jabuuti + SAWIRO.

Xoghayaha amuuraha dibada ee wadanka maraykanka John Kerry oo safar  jooga wadanka Jabuuti ayaa lagu soo dhaweeyay masaajidka weyn ee Salman ee ku yaala magaalada jabuuti.

Xoghaye Kerry ayaa kabaha iska saaray ka dibna halkaa la fadhiistay qaar ka tirsan madaxda dawlada jabuuti oo uu ka mid yahay wasiirka diinta iyo arimaha dhaqanka muddane Aaden Hasan Belaloo.

k2kry1logadagnn