DAAWO Sawirrada: Jaamacadda Camuud Oo Soo Bandhigtay Barnaamuj La Magac Baxay Bandhigta Takhasusaadka Iyo Ka Wacygalinta AafadaTahriibta.

Boorama(GNN)-Kulan ay maanta jaamacada camuud la yeelatay ardayda cusub ee sanadkan doonaya inay bilaabaan kuliyadaha kala duwan ee jaamacada camuud ayaa wuxu ka dhacay hoolka wayn ee jamacada camuud waxana ka soo qayb galay ku simaha gudoomiyaha ahna gudoomiye ku xigeenka jaamacada  ee arimada waxbarashada (V.President for Acadamic Affairs )Pro Omar Ali Abdilahi iyo V.President  for Exra Curriculum Pro Diriye Mohamoud Jamac iyo latiyaha sare ee madaxwaynayha jaamacada camuud Pro Ahmed Abdilahi Boqore iyo dhamaan hormoodka (Dean) kuliyadaha jamacada camuud

IMG_5476uxu ku qotaymay kulankani in ardayda cusub ee loo yaqaan freshman lagala taliyo takhukhusaadka ay bilaabi rabaan , waayaha nolosha, iyo dhibaatooyinka tahriibka ee maalmahan dambe da’yarta ku batay.

IMG_5492

 

Kuliyad kasta waxay soo bandhigtay fursadaha ay uhayso ardayda cusub iyadoo dhanka kalana kala talinaysa sida uu ugu shaqaysan karo haduu dhamaysto waxbarashadiisa oo uu ka fogaado waxyaabaha dadka nolosha ka rida sida dadaal la’aanta , samir yarida iyo tahriibka.

IMG_5493

 

Dhanka kale waxay jaamacadu usoo kordhisay ardayda iyo waalidiinta in ay ogaan karaan dhibcahooda iyo dadaalkooda meel kasta oo ay joogan aduunka,ayagoo ka heleya website jaamacadu leedahay ee www.amouduniversity.org  waxad ka heli kartaa adeegyo kale oo badan sida diwaanglinta heerarka jaamacada camuud.

IMG_5509

IMG_5511IMG_5523IMG_5526IMG_5530IMG_5533IMG_5547IMG_5552IMG_5555IMG_5560IMG_5569IMG_5574IMG_5575IMG_5583