DAAWO: Wasiirada Caafimaadka iyo Xidhiidhka Golayaasha oo ka waramaya kulan muhiim ah oo SWEDEN ka dhacay.

Halkan ka daawo wasiirka wasaarada caafimaadka mudane Suleyman Axmed Ciise Xaglotoosiye iyo wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud ayaa ka hadlaya munaasibad balaadhan oo ay kaga qayb galleen wadanka Sweden iyo muhiimadu uu kulankaasi u lahaa Somaliland.

Halkan ka Daawo.

logadagnn