DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo Jawaab adag siiyay Maamulka Muqdisho ,Kana waramay Safarka Madaxweynaha.

Wasiirka wasaarada warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland mudane Cabdilahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay Masuuliyiin ka tirsan maamulka Muqdisho ,waxanu ka warbixiyay safarka madaxweynaha iyo booqasho uu madaxweynuhu saaka ku tagay xeryaha qaxootiga ee somaalida.

Halkan ka Daawo

logadagnn