Daawo: wasiirka Warshadaha oo ka Qayb galay Deeq Ururka Qodaal uu gaadhsiiyay Tuulooyinka Koonfurta Gabiley.

Ururka Qodaal ayaa maanta caawimo qalabka wax barashada ah gaadhsiiyay deegaanka koonfurta Gabiley.

Deeqda Qalabkani oo laga qaybiyay degmada Geed balaadh iyo dhawr tuulo oo kale ayaa waxa goob joog ka ahaa wasiirka warshadaha Shucayb Maxamed Muse iyo Gudoomiyhii hore ee Gobolka Gabiley Axmed Cali Nuur .

Halkan ka daawo.


logadagnn