DAAWO: Xukuumada oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan mudo kordhinta.

Wasiirka warfaafinta JSL mudane Cabdilaahi Maxamed Dahir Cukuse ayaa soo dhaweeyay mudo kordhinta Golaha Guurtidu sameeyay .
Wasiir cukuse waxa uu shacabka Somlaliland iyo Beesha caalamka ka baryay inay go,aankaa kula shaqeeyaan sida oo kale waxa uu qiray inay dib u dhaca doorashada qayb ku leeyihiin.
Halkan ka daawo hadalka wasiirka.