DAAWO: Xulka Somaliland oo ka badiyay Xulka wadanka Nigeria,ciyaaraha Africa cup of Nations Uk.

Tartanka koobka kubada cagta ee wadamada Afrika oo sanad kasta lagu qabto wadanka Uk ayaa maanta si rasmi ah uga furmay garoonka Westham Memorial Ground  ee magaalada London.

Hadaba ciyaartii furitaanka oo maanta dhex martay wadamada Somaliland iyo Nigeria ayay guushu ku raacday xulkii ku ciyaarayay magaca wadanka Somaliland iyaga oo 1:0 kaga badiyay dhigooda Nigeria.

S.land oo markii u horaysay ka qayb galasa tartanka Africa Cup of Nations Uk ayay isku guruub yihiin kooxaha Nigeria,Burundi,kenya ,Rwanda.

Halkan ka Daawo ciyaartii maanta.

 

 

 

logadagnn