DAAWO:Ciyaar Saaxiibtinimo Oo Dhex Martay Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Boorama Iyo Hargeysa iyo Kooxda Guushu Ku Raacday

Hargeysa(GNN)-Kooxaha kubada cagta ee Dawladaha hoose ee hargaysa iyo Boorama ayaa sanadkan foodda isku daray koobka kubadda cagta ee lagu xuso maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May.

 

 

logadagnn