DAAWO:Muuqaal dhamaystiran Tartankii Xalay ee loogu Magacdaray Feedhkii Qarniga ee dunidu usoo jeeday Mayweather Vs Pacquiao.

Tartan loogu magac daray tatankii qarniga ayaa xalay dhex maray   Feedh yahanka ree Maraykan ee Floyd mayweather oo ah ninka aan Mar kaliya lagu badin isla markaana  haysta horyaalka  five-division world champion ka  iyo ninka kale ee ree philippine ee  Manny Pacquiao oo isaguna  haysta horyaalka eight-division world champion ayaa xalay oo taariikhdu ahayd  May 2, 2015 at the waxa uu ka qabsoomay garoonka Grand Arena oo ku yaala magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada wadanka Maraykanka.

Tartankan oo dunida oo dhami ay xalay usoo jeeday ayaa guushu ku raacday ninka madaw ee Floyd Mayweather isagoo guuleystay markii 49 aad oo xidhiidh ah waxanu  sheegay in uu Mar kaliya ciyaari doono bisha SEPTEMBER kadibna uu ka fadhiisan doono tartanka feedhka oo dhan.

Halkan Ka Daawo .

 

 

 

 

logadagnn