Daawo:Wasiir Cukuse oo sheegay sababta Qaramada midoobay u doonayso doorashada SL inay hore u dhacdo + Fariin adag oo uu Nicklas Key u diray.

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland mudane Cabdulahi cukuse ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa  magalada Hargysa kaga hadlay sababta qaramada midoobay u rabto in dorashada SL ay dhacdo 2016 isagoo dhinaca kale fariin adag udiray ergayga xoghayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliya Nicklas Key .

Halkan ka daawo

logadagnn