Dalka Faransiiska oo si wayn looga xusay 18ka may iyo Jaaliyada SL oo isaga yimid daafaha dalkaasi + SAWIRO.

Waxa maanta Siweyn looga xusay dalka Faransiiska 24 guuradii kasoo wareegtay markii Somaliland ka go’day Somalia intii kale,Kulanka lagu xusaayey 18 May oo aad looga soo qayb galay dalka Faransiiska ayaa laga  kala yimid dhamaan magaalooyinka dalka Faransiiska.Waxayna dhamaan shacabka reer Somaliland aad ugu faraxsanaayeen xaflada iskuna samaalayeen si qurux badan.Waxa ka hadlay dad aad u farabadan iyo fanaaniin si weyn uga tumay.

8
34567
91011121314