DAAWO Sawirada:Madaharaad Laga soo Horjeedo Mudo kordhinta Xukuumada oo Maanta Ka Dhacay Burco.

Burco (GNN) Mudaharad Baladhan Oo Lagaga Soo Horjeeday Muddo Kordhinta ay Sameyeen Golaha Guurtida Somaliland Ee ay u Sameyeen Xukumada Axmed Siilanyo ayaa Maanta Ka Dhacay Magalada burco,

 

 

Mudaharadkan ayay  ka qayb-qadanayeen Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobalka Togdheer,Tagerayasha Tirada Badanle Ee Xisbiga Mucaradka ah Wadani Ee Gobalka Togdheer iyo Qaar ka Tirsan Dadwaynaha Reer Togdheer ayaa iyagu manta ka qayb-qadanayay Mudaharadkaasi,

 

 

 

logadagnn