DEG DEG : Xukuumada Somaliland oo ku dhawaaqday in ay Gabi ahaanba joojisay qaxootigii Yaman ka imanayay…Daawo sobobta.

Wasiirka wasaarada Amuuraha Gudaha JSL mudane Cali Maxamed Warancade oo saaka shir jaraaid ku qabtay magalaada hargysa ayaa ku dhawaaqay in gabi ahanba joojiyeen qaxootigii kasoo qulqulayay wadanka Yaman , waakan wasiir warancade oo arintaa sharaxaya ee daawasho wanagsan.

logadagnn