DAAWO Dhibka Tahriibka Hooyooyin Somali ah uurna leh, qaar caruur wataan, Fadlan haddii aad qalbi jilicsan tahay ha daawan!!!!

 

Dhibka Tahriibka waxa aanu halkan idiinku soo gudbinayaa muuqaal aad u dhib badan oo laga duubay dad tahribayay oo ay ku jiraan hablo Somali ah oo uur leh qaar carruur wata oo aan waliba muddo 48 saacadood ah biyo iyo wax ay cunaantoona la siin. Fadlan haddii aad qalbi jilicsan tahay ha daawan.

 

Gabiley News Network