Dr Adna Adan iyo Xildhibaan Abdi-Qadir Jirde oo soo gaadhay Maraykanka si uga qayb galaan xaflada 18 + SAWIRO.

Jaaliyada Somaliland ee Gobalka Tennesee ayaa soo dhaweeyay Dr Adna Adan iyo Xildhibaan Abdi-Qadir Jirde oo soo gaadhay Maraykanka si uga qayb galaan xaflada 18 May ee lagu qaban doono Magaalada Nashville ee Gobalka TN.

logadagnn