DAAWO Faysal Cali Waraabe: Dalkani Noqon Maayo Burundi, wax dhib ahina kama dhici doono.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegey in somailand Waligeed lagu kala bixi jirey wada hadal iyo is qancin imikana ay sidii uun noqon doonto.  wax dhib ahina kama dhici doono.

Gabiley News Network(GNN)