Golaha Guurtida oo Gudi u saaray Mudo Kordhintii Xukuumada ee Maanta Loo Balansanaa.

Hargeysa(GNN)Golaha Guurtida Somaliland oo Gadhigoodii Maanta Gudi u saaray mudo kordhinta Xukuumada hortaal ee Maal mahan aadka loo hadal hayyey Gudidan oo ka kooban 17 Xubnood ayaa maal maha Soo socda soo Gabogabayn doona in mudo kordhin ka badan ta komishanka la sameeyo iyo in kale.

dhinaca kale asxaabta Muraacidka ayaa laf dhuun gashay ku noqday Guurtida oo dhanwalba weerar kaga haya sidii ay uga hor joogsan lahaayeen Mudo kordhin Xukuumada Siilaanyo, Xukuumada ayaa la sheegay Laaluustay Guurtida iyagoo ay wararka qaarna sheegayaan in Gudoomiyaha Guurtida ay Gaadhi u iibisay kaasi oo qayb ka noqon kara dadaalka loogu jiro mudo kordhinta.

HALKNA HOOSE KA AKHRI LIS KA GUDIDA AY GUURTIDU U SAARTAY

guurti

logadagnn