Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo xalay la kulmay Jaaliyadda SL ee Magaalda London + SAWIRO.

Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa xalay kula kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda reer Soomaaliland ee ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan London. Kulanka oo ahaa mid is waraysi ah waxa laga wada hadlay xaalad guud ee Soomaaliland,Waxyaalihii ugu danbeeyey ee dalka kusoo kordhay iyo arimo xisbiga u gaara  oo aan saxaafadda losoo bandhigin.

Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ugu horeyn aad ugu mahadceliyey kulankan aadka u quruxda badan iyo dadkii isku xilqaamay, Waxa uuna ka waramay safaro uu dhawaanahanba dalalka Mareykanka iyo Yurub ku maraayey,Waxyaalihii u qabsoomay,Waxa kale oo uu ka waramay muranka doorashooyinka Soomaaliland iyo sidii looga gudbi lahaa. Kulankuna wuxuu kusoo dhamaaday guul.1234567891011

logadagnn