Qoraalkan,oo nuqul ka mid ah ay heshay GNN, ayaa waxay Xisbiyaddu ku muujiyeen siday u arkaan muddo kordhinta loo samaynayo Xukuumadda,waxaanay sheegeen inay aaminsanyihiin inay Golaha Guurtidu ka shidaal qaataan kuna saleeyaan go’aankooda sida weyn loogu dhegtaagayo wakhtigii ay Komishanku hore u shaaciyeen inay farsamo ahaan ku qabsoomi karto Doorashadda Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda ee 1-da busha June,2016-ka.