Ogeysiis Jaaliyada SL ee Wadanka Belgium goobta Lagu Qabanayo Xaflada 18 ka May.

Xaflada 18k May oo Sanadkan jaaliyadu qabanayso:15/05/2015, taasoo ka dhicidoonta caasimada Belgium ahna xarunta midawga Yurub ee Bruxelles(Brussels),xafladu Waxay bilaabmasaa Saacadu Marka ay tahay:18H ilaa 04H Subaxnimo , Adresska:
Quai de l’industrie 52
B-1000 Bruxelles
Xusseen Barkhad Tukaale;049368628
Cabdi Ayaanle,Tel:32(0)466445631
Dahir jaamac Madar; 0493800921
E-Mail:sbo.vzw@gmail.com,
Wixii Macluumaada ee intaa dheer fadlan kala soo xidhiidh Tel nada iyo E-mail nada kor ku qoran