UKIP supports Somaliland national day

Xisbiga UKIP ee Wadanka Ingiriiska ayaa taageeray maalinta xornimadda Somaliland ee 18 May 2015.
Waxa ay qoraal kooban ku baahiyeen Website-ka Xisbiga UKIP (United Kingdom Independent Part) waxaanad ka boggan kartaa adiga oo halkan ku dhufta UKIP.Org.
Halkan ku dhufo UKIP supports Somaliland national day.
Gabiley News Network