Wasiirku waxa uu Degreetadiisa ku amray Guddoomiyaha Gobolka Gabiley inuu xilkaas si degdeg ah ugu kala wareejiyo Masuulka Cusub eek ii hore oo dhawaan xilkaas laga qaaday.
Guddoomiyaha Cusub ee Haatan loo magacaabay Degmada Allay Baday, ayaa ah khabiir muddo dheer kasoo shaqaynayey Dawladda Hoose ee Hargeysa, waxana Kamid ahaa Musharraxiintii Xisbiga Ucid uga sharraxnayd Tartankii Dawladaha Hoose ee Saddex Sano kahor dalka laga qabtay.