DAAWO: Beesha Buuhoodle oo si wayn usoo dhawaysay Heshiiskii Coodanle ee ay la galeen Beesha Qorilugud.Iskusoo bax balaadhana ku taageeray.

Beesha deegaanka Buuhoodle ayaa iyaga oo isku duuban si kal iyo laab ah usoo dhaweeyay heshiiskii Coodanle  ay dhawaan la galeen beesha kale ee ay walaalaha yihiin ee deeganka Qorilugud.

Isku soo bax balaadhan oo lagu qabtay magalada Buuhoodle ayay Isimada ,cuqaasha iyo waxgaradka deegankaasi si buuxda ugu taageereen heshiiskaasi

Halkan ka Daawo.

logadagnn