Daawo : Boqolaal dadweyne ah oo soo dhaweeyay Madaxweyne Bashiirka Suudaan magaalada khartuum.

Madaxweynaha wadanka Suudaan Cumar xasan Albashiir ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimada wadnkaasi.

Kumanaan shacab ah ayaa kaga hor tagay garoonka diyaaradaha ee Khartoum una soo galbiyay dhinaca qasriga madaxtooyada ee uu dagan yahay

maxkamad ku taala wadanka South Afrika ayaa shalay ku dhawaqday in aan madaxweyne Albashiir ka bixi karin wadanka South Afrika ,kadib dalab uga yimi maxkamada danbiyada dagaalka ee aduunka.

hase yeeshee maanta ayuu madaxweyne Albashiir kasoo duulay garoon milatary oo ku yaala wadankaasi iyadoo wali amarkii maxkamaduna uu taagan yahay.

Halkan ka daawo sida loo soo dhaweeyay .

logadagnn