Daawo: Qosolka ka socda Kismaayo “Bull shit” Somaliland waan aqoonsanay,anagana waan raadinanaa .

Dagaalka  dhinaca afka ah ee u dhexeeya dawlada Somaliya ee Xamar fadhida iyo maamulka Jubbaland ayaa maraya halkii ugu saraysay.

maamulka Jubba ayaa sheegay inay Somaliland aqoonsadeen iyaguna ka gu,i doonaan Somaliya inteeda kale,Haweenayda wasiirka haweenka ugu magacaaban  maamulka Jubba ayaa sidaasi kaga dhwaaqday mudaharaad ay isugu soo baxeen dadweynaha Kismaayo maalintii shalay ahayd.

Dhinaca kale madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa la sheegay in uu isaguna saaka markii uu kasoo dagay magaalada Kismaayo sheegay inuu Jamhuuriyada Somaliland aqoonsaday.

Halkan ka Daawo Ruwaayada kismaayo ka socota.

logadagnn