DAAWO: Somaliland oo ka jawaabtay sobobta ay u mastaafuriyeen dhalinyaro ree muqdisho ah oo Hargaysa laga celiyay.

Taliyaha laanta socdaalka somaliland Gaashanle sare Maxamed Cali Yusuf ayaa sharaxay sobobta ay u celiyeen 5 dhalinyaro ah oo ka soo dagay Madaarka magaalda Hargaysa dibna loo celiyay.

Halkan ka daawo Taliyaha oo arimahaa sharaxaya.

logadagnn