DAAWO: Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Xasbiyada Dalka.

Halkan ka daawo taliyaha ciidamda asluubta General Maxamed Xudhuun oo walaac xoogan ka muujiyay xaalada ay ku sugan yihiin xabsiyadu isagoo sheegay in xabsiyada badankoodu soo dumayaan,dhulkii ciidanka asluubtana la baloodhaystay.