Daawo: Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL oo booqasho ku maraya Gobolka Sool.

Taliyaha Guud ee ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Gaas  Ismacil Maxamed Shaqale ayaa socdaal ku maraya jiida hore ee ciidamada qaranka Somaliland ku sugan yihiin.

Maalmahan danbe waxa jiray xiisad colaadeed oo ka jirta deegaanka Tukaraq kadib markii Maamulka Puntland ay ciidamo soo dhoobeen halkaasi.

 

Halkan ka Daawo.

logadagnn