DAAWO: Wasiirka X/xoolaha oo ka hadlay suuqyo cusub oo xoolaha SL ,arimaha Buurta Siimoodi iyo Heshiiska dawlada Muqdisho Masar kula gashay Berbera.

Wasiirka xanaanada Xoolaha JSl mudane Cumar sh.Maxamed Faarax ayaa ka waramay saamaynta uu dagaalka Yaman ku yeeshay dhoofkii xoolaha iyo suuqyo cusub oo ay raadinayaan.

Sidoo kale waxa uu wasiirku ka hadlay khilaafka ka jira buurta Siimoodi oo macdan laga qodayo

Halkan ka Daawo



logadagnn