DAAWO:Hayada IOM Oo Tababar U soo Xidhay Shaqana Siisaya 30 Arday Oo Ka Tirsan Jaamacada Timacada Iyo Camuud

Gabiley(GNN): Haayada IOM oo tobabar qaatay 10 cisho u qabatay 30arday oo ka kala socday Camuud university iyo Tima -ade University oo lagu Qabtay Hoolka Jaamacada tima cade maamulaha jaamacada tima cade ayaa u mahad celiyey haayadan IOM ee shaqada siisay ardayda Dhamaysay Jaamacada oo Gobolkoogii lagu siiyey shaqo waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay talaabadan ay Shaqo ugu Abuurayso Haayada IOM ardaydii Dhamaysay Jaamacadan Jaamacada tima cade oo Ah Jaamacad la tartami karta Jaamacadaha dalka ay waxa ka dhigaan macalimiiin tayo xirfadeed u leh Subject ka ay ardayda siinayaan Waana jaamacad tayo iyo xirfad u leh gobolka gabiley
HALKAN HOOSE KA DAAWO:

logadagnn