DAAWO:Madashii Caleema Saaraayey Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe ee Ka Qabsoontay Burco + SAWIRO.

Halkan Ka Daawo Madal Kulmisay Madaxdhaqameed ,masuuliyiin Iyo Mudanayaal Tiro Badan Oo Lagu Maamuusaayey Laguna Caleema Saaraayey Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe.














