DAAWO “Waxay ka mid noqotay dhakhaatiirta ugu sareysa wadanka Canada, waxayna ku soo noqotay dhulkeedi….”

Halkan Ka Daawo Waxay ka mid noqotay dhakhaatiirta ugu sareysa wadanka Canada, waxayna ku soo noqotay dhulkeedii hooyo si ay u caawiso walaalaheeda u baahan, Qiso cajiib badan.Dr Fahiima Cismaan Waxay wax ku baratay dalka Canada waxayna iminka caawimo ka gaysataa dhakhtarka weyn ee magaaladda Hargaysa, Waxay doonaysaa in ay tababaro u fidiso qaybaha caafimaadka ee kala duwan,Qisadeeda oo xanuun badan fadlan halkan hoose ka daawo.


 

 

logadagnn