DEGDEG :DAAWO Orodyahanka Mo Farah oo saaka ka cadhooday orodkii Bermingham ,kadib markii tababarihiisi daroogo lagu helay.

Orodyahanka caanka ah ee Mohamed Farah ayaa saaka ka laabtay tartan orodka 1500 ah oo uu kaga qayb gali lahaa magalada Bermingham kadib markii la shaaciyay in tababarihiisii Alberto Salazar uu istcmaalay daroogo xaaraan ah oo ceeb iyo fadeexad ku ah orodka.

Mo Farah ayaa sheegay in uu  macalinkiisa lasii joogi doono sababtoo ah waxa cadayn ah ma ahyo ayuu yidhi ,hase yeeshee arintani ayaa wax yeeli karaa magaciisa iyo sumcadiisa,waxana uu sheegay in uu wakhti siinayo tababarihiisa in danbigu ku caddaado iyo inkale.

Dhinaca kale Farah waxa uu raali galin u diray cid kasta oo tigidh u goosatay inay isaga daawato orodka maanta.

halkan ka Daawo

logadagnn