GABILEY NEWS NETWORK (GNN) WAXAY IDIN LEEDAHAY RAMADAAN KARIIM.

Shabakada caalamiga ah ee Gabiley News Network(GNN) waxey u rajeyneysaa dhamaan akhristayaasheeda iyo muslimiinta guud ahaan in ilaahey inaga aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan ee ay xambaarsan tahey bishan barakeysan ee Ramadaan.

Aamiin,aamiin